Af Somali:
Ku soo dhawoow ustaadka.com. Boggan wuxuu ka mid yahay dadaalkayaga aan ugu jirno inaan si daacad ah, hufan, oo furfuran kuugu soo bandhigno xogta, adeegyada iyo agabka aan bixino.
Qaar ka mid ah link-yada ku jira boggan waa affiliate links. Tani micnaheedu waa haddii aad gujiso mid ka mid ah link-yadaas oo aad iibsato adeeg ama alaab, ustaadka.com wuxuu heli karaa komishan ama gunno yar, adigoo aan wax kharash ah dheeraad ah kugu imaan.
Waxaan si taxadar leh u xulnaa alaabada iyo adeegyada aan xayeysiino, waxaana kaliya kuu soo bandhigeynaa kuwa aan rumeysannahay inay yihiin kuwo waxtar leh oo la isku halleyn karo.
Sidoo kale, ustaadka.blogspot.com wuxuu qeyb ka yahay barnaamijyada xayeysiinta Sida:
👉Google AdSense
👉Binance Affiliate Program
👉MEXC Exchange
👉Dominion Markets Referral
👉Hostinger Hosting
👉Bluehost Hosting
👉Namecheap Hosting
- Affiliate programs kale oo la xiriira suuqyada Forex, Crypto, iyo waxbarashada internetka
Xayeysiisyada iyo affiliate links-ka naga caawiya in aan sii wadno bixinta maqaalada tayo leh, oo bilaash ah.
Haddii aad qabto su’aalo ku saabsan waxyaabaha aan daabacno ama xiriirka affiliate-ka, fadlan nala soo xiriir adigoo isticmaalaya bogga Contact-ka.
Mahadsanid booqashadaada iyo taageeradaada!
****************************************************************************English Version:
Welcome to ustaadka.com. This website is part of our ongoing effort to provide honest, transparent, and helpful information, tools, and educational content.
Some of the links on this website are affiliate links. This means that if you click on one of those links and make a purchase, ustaadka.com may earn a small commission at no extra cost to you.
We only promote products and services that we genuinely believe will be valuable to our readers.
This site may participate in programs such as:
👉Google AdSense
👉Binance Affiliate Program
👉MEXC Exchange
👉Dominion Markets Referral
👉Hostinger Hosting
👉Bluehost Hosting
👉Namecheap Hosting
- Other affiliate networks related to Forex, Crypto, and online education
These ads and affiliate links help support our mission to keep offering quality articles, and trading.
If you have any questions about our content or affiliate relationships, please contact us through our Contact Page.
Thank you for your visit and continued support!